Dhageyso:Waxgaradka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo DFS Faragalin Galin Ku Eedeyay

0
202

Afgooye(INO)-Aadan Isaq Waxaa uu ka Mid yahay waxgaradka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Waxaa uu ku Eedeeynayaa in ay Fara Galin Toos ah ku heeyso dowladda Kooonfur Galbeed.

ODAYAAL

Nabaddoon Aadan Isaq ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Koonfur Galbeed Wax Walbo oo la Doonayo in lagala Sameeyo Goboladda Bay Bakool Shabeeladda Hoose Aan Lagala Tashan oo ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Siddii ay Rabbo ay u Maareeyso.

Waxaa uu Si Cad Uga soo Horjeestay Gudoomiye Ku Xigeen ay Dhawaan Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda   Ah ee Soomaaliya ay usoo Magcaawday Gobolka Shabeeladda Hoose Kaasi oo u Sheegay in aan Lagala tashan

Dowladda Ayaa waxaa uu ka Dalbday in ay u Tixgaliso Sidda Maamuladda Jubbaland iyo Puntland Kuwaasi oo Dowladda Soomaaliya la sheego in ay Qaadato Awaamiirtooda.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here