Dhageyso:Waxgarad iyo Mas’uuliyiinta Jubbaland oo si Wadajir ah u taageeray Musharaxnimada Jawaari

0
201

Kismaayo(INO)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal ayaa waxa ay si buuxdo u taageereyn Musharaxnimada Prof.Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Waxa ay sheegeen in ay ku qanacsan yihiin raalina ku yihiin in Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in lagama maarmaan ay tahay in laga fiiriyo waxqabadkii muuqday ee Afarta sano ee uu ahaa Guddoomiye Baarlamaan.

Hoos ka Dhageyso Codka

Idale News Online, Kismaayo