Baydhabo(INO)- Wasiiro Katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Malmahaan Ku Sugnayeen Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Ayaa Waxaa Dib Ay Ugu Soo Laabteen Magalada Baydhabo Ee Xarunta Bay.
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Bulshadda Ugaas Xasan Cabdi Maxamed Ayaa Waxaa uu Kawarbixiyey Safarkii Ay Ku Tageen Degmadaasi Berdaale Ee Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}