Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta KGS Oo Kahadley Xaalada Amni Ee Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay

0
447

Berdaale(INO)- Wasiiro Ka tisan KG Oo Ay Kamidka Yihiin Wasiirka Amniga ,Warfaafinta Iyo Kan Caafimaadka Ayaa Waxaa Ay Gaareen Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay.

Ujeeda Safarkooda ayaa la sheegey inu daaran ayahy qiimeynta Xaaladaha Ka Jira Degmadaasi.

Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi-galinta Bulshadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xsana Cabdi Maxamed Ayaa Waxaa Uu Fahfahin Kabixiyey Ujeedada Safarkooda Asigoona Sheegey In Maalmahaa Nagu Soo foodleh Holgalo Ay Kabilaawi Donaan Degaano Katirsan Degmadaasi Iyo Good Ahaanba Gobolada Baay Iyo Bakool

Ugu dambeyntii, Maalmihii Lasoo Dhaafey Ayaa Ciidamada Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaa Ay Holgalo Ay Kasameyeey Degaano Katirsan Degmada Berdaale  isla markaana Uljeedka Howlgalkooda Uu Yahay Sidii Ay Iskugu Furilahayeen Wadada U Dhaxeyso Magalada Baydhabo Iyo  Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso Codka

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera), Idale News Online, Baydhabo