Baydhabo(INO)- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Xasan Fiqi oo dhawaan Safar shaqo ku tagey Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ayaa Sheegeey in Halkaasii uu kulumo Muhiim ah kula soo yeeshey Hay’ada Beeraha iyo Cuntadda Qaramada Midoobey Ee FAO iyo Entersos.
Wasiirka ayaa Sidoo kale uu Xusey in uu kala kulmey Safaaradaha Sweden, Denmark, Tiliyaaniga iyo Dowlada UK, isagoona dhamaantooda kala Hadley Arimo Khuseeya Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo