Xudur(INO)-Gudoomiye ku xigeenka degmada xudur ee gobolka bakool aadan maxamed cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan soo gaari doonto deeq rashin ah oo ay ugu tala gashay Wasaarada Arimaha gudaha xukumada soomaaliya.
Aadan Maxamed cabdi Gudoomiyaha ku xigeenka degmada xudur ee gobolka bakool ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan soo gaari donan raashinkaasi.
Halkan Ka Dhageyso codka Aadan Maxamed Cabdi Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Xudur
Gobolka Bakool ayaa waxaa laga soo warinayay xaalad nolo xumo iyadoo deeqdaani wax badan ka badali doonto xaaladaasi haddii ay gaarto.
Idale News Online, Xudur, Bakool