Dhageyso Wareysi:Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe?

0
482

Saakow(INO)- Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe Ayaa Waxaa Laga Soo Sheegeyaa In Degmaadsi Uu Ka Dilaacmey Cuduro Farabadan Uu Kamid Yahay cudurka Shuban Biyoodka.

Sida ay Sheegdey wasaarada caafiimadka Dowlada Soomaaliya isla markaana  inta l oghaya 12 qof  Ay U Dhintey cudurkaasi Ay U badan Yihiin Carruur. Degmada Ayaanan Jiran Xarun Caafimaad Oo Wax ka qaban Karo Xaalada Halkaasi Ay Kajirto.

Guduumiyaha Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe Sheekh Ridwaan Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhibaatada Ay Kajirto Degmadaasi Ah Lagu Sii Fiirsado Ay Dhici Karto In Ay U Dhintaan Dad Aad U Tirabadan.

Gudoomiyaha Degmada Saakow Sheekh Ridwaan Ayaa Ugu Warbixiyey Arimahaasi  Warbaahinta Idalenews.com

 Halkan Ka Dhageyso Wareysiga

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}