Dhageyso”Wareysi: Caracase” Amaanka Degmada Berdaale Waa Mid Degan”

0
464

Berdaale(INO)- Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed (LFC) Oo Ay Ku Wehliyaan Wasiirka Caafimaadka Iyo Taliye Kuxigeenka ciidamada Boolioska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase Ayaa Waxaa Ay Gareen Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay.

Ujeedka Safarkaani Ayaa Waxaa Lagu Sheegey In Ay Tahay Ukoorgalida Xaaladaha Degmadaasi Berdaale Iyo Degaanada Ay Hoos Tagaaan Degmadaasi Gaar Ahaan Degaanadii Dhawaan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Kgs Ay Howlgalada Ay Kasameyeen.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Degmada Berdaale Ay Tahay Mid Degan Dhanka Iyo Amaanka Ciidamada Diyaar Ay U Yahiin In Urarka Al Shabaab Ay Kasaraan Degaanada Ay Hoos Tagaan Degmada Berdale Iyadooo Dhawaaan Dagaal Ay Lagaleen Urarka Al Shabaab Waana Ay Lawaregeen Degaan Lagu Magacaabo Buulo Xaawo Qiyaastii Degmada Berdaale Ay Ujirto 25KM

Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Koonfur Galbeed Somaliya Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Xiligaani Ugu Amaanka Wanaagsan Iyadoo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ay Wadaan Howlgalo Ka Dhan Ah Urarka Al Shabaab Uu Ay Godoomiyeen Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Goboladaan Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wareye/Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here