Dhageyso”Wareysi:Sarkaal Katirsan Urarka Al Shabaab Oo Lagu Diley Degaan Hoos Yimadaa G/Hudur

0
391

Hudur{INO}Weerar ayaa Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM Waxaa Ay ku Qadeen deegan u dhaw degmada xudur ee gobolka bakool.oo qiyaastii u jirta 27km
Werarkaan ay ciidamada qadeen ayey ku dileen horjeege ka tirsan Kooxda Al-shaab halka mid kalana gacanta lagu dhigay Horjoogaha maantay lagu dilay howlagal ay fuliyeen ciidamada dowladda ayaa lagu magacabaa Xasan Isaaq Nuur”madaxey’oo Al- shabaab u qabaabilsanaa waxa ay ugu yeereen sakawaat.
Gudoomiyaha Degmada Hudur ee Xarunta Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Werarkaan Ay Ku Qadeen Urarka Al Shabaab Oo Ay Ku Sugnayeen Degaan Katirsan Degmadaasi
waxaan saakay howlgal ka sameynay deeganada hoostaga magaalada xudur ay ku dhuumaaleysanayeen Rag ka tirsan kooxda Al shabaab,waxaan dilnay mid ka mid ah xorjoogaayshooda mid kalana gacanta ayaan ku heynaa dhawaan ayaan warbaahinta u soo bandhigi donaaa sidaas waxaa
Gudoomiyaha Degmada Hudur ee Xarunta Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed Asigoo Hadalkiisa Siiwata Ayaa Waxaa Uu Yiri “howlgalkeena maahan mid ku eg maalin ama maalmo inta ay shabaab joogaan taako ka mida ciida soomaaliya waan wadaynaa howlgalkeena waana ka sifeynaynaa in shaa alaah.
Dhawaan ayay aheed markii Maxaxweynaha maamulka koofur galbeel uu ku dhawaaqay in dhawaan dhulka koofur galbeed laga sifeen doono kooxda Al-shaab inta aan la gaarin doorashada.

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}