Dhageyso Wareysi:Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Sheegey In Guud Ahaan Al- Shabab Ay Ka Saarayaan ….

0
355

Tiyeeglow(INO)- Maamulka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Roobab Maalmahaani Kada’eeyey Magaladaasi Iyadoo Degmadaasi Ay Kajireen Xaalado Bani Aadinimo Ah
Gudoomiyaha Degmadaasi Maxamed Cabdulle Foodcade Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Degmada Tiyeeglow Iyo Toolooyinka Kale Ee Hoos Yimadaa Ay Ka da’een Roobab Lixaadle Oo Ay Ubahanayeen Shacabka Degan Deganadaasi.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Dhanka Iyo Amaanka Iyadoo Degmadaasi In Mudo Ah Ay U Godoonsan Tahay Urarka Al Shabaab.

Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Amaanka Degmada Ay Tahay Mid Lisku Haleen Karo Ciidamada Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ku Wooda Ku Sugan Degmada Tiyeeglow In Al Shabaab Ay Kasareen Degmadaasi Iyo Tuulooyinka Kale Ee Hoos Yimadaa Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool.

Gudoomiyaha Degmadaasi Maxamed Cabdulle Foodcade Ayaa U Sheegey Idalenews.com Waxaana Wareysi Siyey Weriye Bishaar Mayow Muqtaar {Suldaanka}

W/Q:Wariye:Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}