Rabdhuule(INO)-Maamulka Degaanka Rabdhuule Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Xaaladaha Guud Ee Degaankaasi.
Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Degaankaasi Asigoona Sheegey In Hada Amaanka Degmada Uu Yahay Mid Degen Lisku Haleenkaro.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Wadooyinka Degmada Soo Galaa Dhamaantooda Hada Ay Furin yihiin Ganacsatada Degaanka Rabdhuule Ee Gobolka Bakool Ay Ka Adeegan Karaan Degaanada Iyo Degmooyinka Ku Soo Dhow Taasi Uu Oo Ku Micneeyey In Amaanka Degaanka Uu Yahay Mid Amaan Ah Degaankaasi Ayaa Waxaa Ka Howlgalaa Ciidamada Dowlada Faderaanka Somaliya.
Ugu dambeyntii, Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da’uud Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dhanka Iyo Arimaha Bulshada Waxaana Uu Sheegey In Xarumaha Waxbarashada Iyo Dhanka Caafimaadka Degaanka Rabdhuule Ay yihiin Mid Dhamaantoodaba Ay Shaqeynayaan Dhanka Kale Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud Ayaa Arimahaasi Oo Dhan Waxkaweydisey Warbaahinta Idalenews.com
Halkan Ka Dhageyso
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}