Baydhabo(INO)- Maamulka Gobolka Bay Ayaa Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay Kahadley Hormarida Kasocda Gobolka Bay Gaar Ahaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeer Gaarka U Ah Koonfur Galbeed Soamliya.
C/rashiid Cabdulaahi Maxamed (LFC) Gudoomiyaha Gobolka Bay Xili Uu Lahadlaayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Kahadley Sida Ay U Soo Noqotey Bilicda Magalada Baydhabo Asigoo Sheegey In Hada Magalada Baydhabo Dhanka Wadooyinka Laga Dhisey Kuwuu Ugu Muhiimsanaa Gaar Kalena Hada Ay Socdaan.
Dhanka Kale Gudoomiyahay Ayaa Waxaa Uu Kahadley in Hada Ay Jiraan Soolaro Lagu Surey Wadooyinka Magalada Taasina Uu Kusheegey In Ay Tahay Hormar Ay Gareen Shacabka Ku Nool Koonfur Galbeed Soamliya Gaar Ahaan Magalada Baydhabo.
Habada Waakan Gudoomiyaha Gobolka Bay C/rashiid Cabdulaahi Maxamed {LFC} Oo Arimahaasi Iyo Arimo Kale Kahadlaayo Asigoo Wareysi Gaar Ah Uu Sinayey Idalenews.com
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}