Dhageyso Wareysi: Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Kaga Qiibgaley Muqdisho Shir Loogu Hadlaayey Qoxootiga

0
307

Baydhabo(INO)- Tan Iyo Burburkii Dowladii Dhaxe Ee Dalka Somaliya Ayaa Waxaa Kor Ukacey Dejinta Iyo Ku Noolaanshaha Dadka Degaanadooda U Dhashtey. Somali Dabadan Ayaa Waxaa Ay Ka Tageen Dhuul Kooda Ayadoo Nolal Fiican Ku Haysto Lakiin Sameeyn Ku Yeeshey Dagaalkii Sokeeyey.

Gobolada Koonfur Galbeed Somaliya Hada Waxaa Ku Nool Dad Barkacyaal Ah Ayadoo DhuulKooda Ay Jogaan Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Kgs Ayaa Waxaa Kabarkacey Boqolaal Dad Ah Kadib Howlgalkii Loogu Magacdarey Jubba” Oo Ciidamada Midowga Africa Ee Amisoon Ayadoo Dadkaasi Ay Ubarkaceen Intooda Badan Dalka Kenya”Magalada Baydhabo”Muqdisho” Iyo Magalooyin Kale Ee Katirsan Dalka Somaliya.
Magalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya Ayaa Waxaa Lagu Soo Gaba Gabeeyey Shir Looga Hadlaayey Qoxootiga Waxaana Ka Qeybgaley Masuulin Ka Socota Dowlad Goboleedyada Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdullaahi Cali Maxamed {watiin} Ayaa Waxaa Uu Kaqeybgaley Shirkaasi Looga Hadlaayey Aayaha Nolaleed Ee Qoxootiga Somaliyeen Sidii Kor Luugu Qaadilahaa Nolashooda Gudoomiyaha Ayaa Arintaasi Ugu Warbixiyey Idalenews.com Xili Uu Wareysinaayey Wariye Cabdulaahi Nuur Aadan (Jecelow)

Halkan Ka Dhageyso

W/Q;Wariye SiidCali Muuse {Ateera}