Dhageyso Wareysi: Gudoomiye Foodcadde” Degaano Badan Ayaan Gacanta Kudhigney”

0
402

Tiyeeglow(INO)- Shanta degmo Ee Gobolka Bakool Degaanada Hoosyimadaan Ayaa Wxaa Maalmahaani Ka Socdey Howlgalo Amaanka Guud Ee Degmooyin Kaasi Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi tol Ayaa Waxaa Uu Amaro Kubixiyey In Urarka Al Shabaab Laga Saaro Gobolka Bakool Maalmaahaani.

Waxaa Howlgalkaasi Laga Bilaawoy Tiyeeglow, Xudur  Iyo Waajid .

Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Xili Uu Wareysi Siinaayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Uga Warbixiyey In Degmada Tiyeeglow Iyo 180 Toolo Oo Ay Hoos Yimadaan Hada Laga Saarey Urarka Al Shabaab Asigoona Sheegey In Mardhow Ay Isku Furi Donaan Degmada Tiyeeglow Iyo Degmooyinka Kale Ee Ku Xiran Sida Degmada Hudur Oo Kamid Ah Degmooyinka Kasocda Holgalka.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Ayaa Waxaa Uu Sheegey In 180toolo Ee Katirsan Degmadaasi Ay U tawabaridonaan Ciidamo Hananka Amaanka Halkaasi Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Ayaa Waxaa Saasi Ugu warmey Wariyaha Idalenews.com Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}