Baydhabo(INO)-Taliyaha Ciimada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaaliya maxamed sheeq c/dulaahi Ayaa Waxaa Uu Kahadley Degaaladii Dhawaan Ay Ka Dhaceen Degaaanada KGS Gaar Ahaan Dagaalkii ka Dhacey Degaanka Goofgaduud Shabelow Ee Katirsan Gobolka Bay.
Dagaalkaasi Oo Udhaxeyey Ciidamada Booliska KG Ciidamada Militeriga Qeybta 60 Aad Ee Dowlada Faderaanka Somaliya Iyo Urarka Al-shabaab Kaasi Oo Dhaliyeye Qasaaro Ay Iskugu Jiraan Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Soo Wada Gaarey Labada Qolo Oo Halkaasi Dagaalka Ku Dhaxmarey.
Dhanka Kale Taaliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Lawaregeen Degaano Hor;eh Ee Ku Soo Dhawaa Degaanka Goofgaduud Shabelow Oo Hare Kamaqnaa Gacanta DKG Waxaana Uu Sheegey In Ay Sii Wadi Donaan Dagaalada Hada Ay Kula Jiraan Urarka Al-Shabaab Waa Sida Uu Yiri Taliyaha Ciimada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaaliya Maxamed sheekh C/laahi.
Halkan Ka Dhageyso Wareysi uu la yeeshet Wariye C/laahi Nuur Jecelow.
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)