Dhageyso:Wareysi Odayaasha Dhaqanka Kasoo Jeeda Degmada Buurhakaba Oo Ka Hor Yimid Maamulka Cusub

0
563

Buurhakaba(INO)Odiyaal Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Ay Kahor Yimaadeen Maamulkii Dhawaan Ay Soo Magacaawdey Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowlada Hoose Ee Maamulka KGS Oo Na Usoo Magacaawodey Gudoomiye Maxamed Cabdi Maxamed (Maxamednuur) Xili Degmada BuurHakaba Ay Kajirto Nolal Aad Uxun isla markaana Ayb U Dheer Tahay Biyo La’aan Ay Sameen Ku Yeeletey Dadka Iyo Duunyaga Ku Nool Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Buurhakaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here