Dhageyso Wareysi: Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Oo Kahadley Amaanka Degmadaasi

0
329

Berdaale(INO)- Ciidamada Gaarka Ah Ee Kgs Ayaa Waxaan Maalmahaani Ay Holgalo Ay Kawadaan Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolada kg Gaar Ahaan Baay Iyo Bakool Holgaladaasi Lagu Xaqiijinaayo Amaanka Degmooyinkaasi Ciidamada Gaarka Ah Ee Kg Ayaa Isbuucaan Holgalo Kasameyeen Degmooyinka Laka Ah Berdaale, Waajid, Tiyeeglow iyo Diinsoor Oo Ka Tirsan KG Soomaaliya.
Degmada Berdaale Ayaa Ka Mid Ah Degmooyinka Ka Socda Howlgalkaani Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Cali Cadow Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixyey Howgalada Ay Ka Sameyeen Degmada Derbaale Iyo Deganada Kale Ee Hoos yimada Waxyaabaha Ay Kala Kulmeen Dhanka Iyo Al Shabaab.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q;Wariye SiidCali Muuse Maxamed {Ateera}