Buur-Hakaba(INO)- Degmada Buurhakaba Waxaa Ay Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ay Ujirtaa 60Mk Caasimada Dalka Soomaaliya Ee Muqdisho Waxaa Ay U jirtaa Qiyaastii 190 Km Dhawaantaani Waxaa Gaarey Wefdi Ay Iskugu Jiraan Wasiiro, taliyaal, Saraalkii Iyo Masuulin Kale Oo Katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaana Ay Ka tageen Degmada Baydhabo.
Mas’uulinta Gaarey Degmada Buurhakaba Ayaa Waxaa Kamid Ahaa Wasiirka Wasaarada Hubka dhigista Dhaqancelinta iyo Maleeshyaadka Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Xasan Xuseen Maxamed (xasan Elay) Xili Uu Lahadlaayey Warbaahinta Ayaa Waxaa Uu Sheegey Uljeedka Degmadaasi Ay U Gaareen In Ay Aheed siidi Lagu Dhiira Galin Lahaan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Oo Howlgalo Ay Kawadaan Degaanada Ay Hoos Tagaan Degmadaasi buur.
Dhanka Kale Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegey Markii Ay Gareen Magalada Buur In Ay Lakulmeed Masuulinta Degamada Odiyaasha Dhaqanka Dhaliyarada urarada Haweenka Iyo Bulshada Kale Ee Ku Nool Halkaasi Waxaan Uu Sheegey In Ay Kawada Hadleen Sidii Shacabka Degmada Buur Ay ula Shageen Lahayeen Maamulka Degmada Iyo Ciidamada kala duwan Ee Ku Sugan Halkaasi.
Wasiirka Iyo Mas’uulinta Kale Ee Gaarey Degmada Buurhakaba Oo Ay Kamidka Ahayeen taliyaha Ciidamada booliska Gaarka Ah Maxamed Sheeq Cabdulaahi Iyo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Sheeq Xasan Lugbuur Waxey Kulamo Ay Laqateen Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Kuwa Ku sugan Degmada Buurahakaba Waxaa Ay Kawada Hadleen Deganadii Dhawaan Ay Ka baxeen Ciidamada AMISOM iyo Sidii Ay Ula Wareegi Lahayeen Ciidamada Ciidamada booliska Gaarka Ah KG Iyo Ciidamada AMISOM Sidii ay Weerar U Qaadilahayeen Degaanada Al Shabaab Ay Kaga Sugan Yihiin Goboladaan KGS Waa Sida Uu Warbaahinta Uu usheegey Wasiirka Wasaarada Hubka dhigista Dhaqancelinta iyo Maleeshyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Elay).
Ugu dambeyntii, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxaa Ay Amaro Kubixisay in Laga Saaro Urarka Al Shabaab Deganada Ay Kaga Sugan yihiin KGS Howlgaladaasina Dhawaan Waxaa Qaadi Donaa Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee KG Iyo Midowga Afriga Ee AMISOM.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q/Wariye siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Xafiiska Magalada Baydhabo Janaay.