Dhageyso:Waa sidee Xaaladaha Amaan Ee Tuulooynka Hoostaga Demaga Berdaale Ee Gobolka Bay

0
361

Berdaale(INO)-Ciidamada Booliska Gaarka Ee Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Ciidamada Midowga Afica Ee AMISOM Ayaa Waxaa Ay Howlgalo Ay Kawadaan Degaanada Ay Hoos Tagaan Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Taasi Oo Mudooyin Kaaaniba Ay Ka Socdeen Iyadoona Degaano Badanna Ay Kala Waregeen Urarka Al Shabab Ciidamada Ay Kaga Dileen Inta Ay Howlgalada Ay Wadeen .

Gudoomiye-Kuxigeeen Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Cali Cadow Isaaq Oo La hadlaayey Idalenews.com Ee Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Halka Ay Marayaan Howlgaladii Dhawaanataan Laga Bilaawey Degaanadaasi Ka tirsan Magalada Berdaale.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Howlgaladaasi Ay Daba Socotey Wacyigali Loo Sameynaayey Bulshada Ku Nool Degmada Berdaale Iyo Degaanada Ay Hoos Tagaaan.

Waxaana Maamulka Degmadaasi Ka Codsaden In Ay La Shaqeyaan Ciidamada Booliska Gaarka Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Si Maleeshiyada Al Shabaab Looga Saaro Degaanada Wali Ay Kusugan Yihiin.

C/laahi Cadow Isaaq Gudoomiye Kuxigeenka Berdaale Dhanka Kale Waxaa Uu Ka warbixiyey Deganadii Dhawaan Ay Howlgalada Ay Ka Sameyey Xaalkooda Sida Uu Yahay.

Waxaan Uu Sheegey In Ay Dhawaan Degaanadaasi In Ay Kasameysan Donaan Saldhigyo Ay Leeyihiin Ciidamada Booliska Gaarka Ee Koonfur Galbeed Somaliya Taasina Wax Weyn Ay Kabadali Doonto Amaanka Degaankaasi. Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Dhawaan Ay Tagi Donaan Degmooyinka Kale Ee Ku Soo Dhow.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}