Waajid(INO)- Degaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolada Bay Iyo Bakool Ayaa Xiligaani Waxaa Kataagan Cuna Qabteen Oo Ay Saareen Urarka Al-Shabaab Taasi Oo Dhibaato Ku Ah Shcabka Degan Halkaasi.
Magalada Waajid Ee Gobolka Bakool Ayaan Xiligaani Jirin Wax Gaari Ah Oo Galaa Mararka Qaar Ayaa Waxaa Si Dhumaaleesi Ah Ku Gali Jireen Kareetooyin Sida Cunto.
Gudoomiyaha Degmada Waajid Cabdulaahi Yareesow Ayaa Warbaahinta Idalenews.com Ugu Warbixiyey Xaalada Degmadaasi Iyo Suda Ay Ku Nool Yihiin Shacabka Ku Nool Degmadaasi Waajid Ee Gobolka Bakool
Dhnka Kale Waxaan Laxiriirey Dad Ganacsata Ah Oo Ku Nool Degmadaasi Waxaana Wax Ka Weydiyey Xaaladaha Ay Ku Nool Yihiin Iyo Ganacsigooda Si Uu Yahay.
Degmada Waajid Ayaa Hore Waxaa Ay Aheyd Xarunta Ugu Weyn Ee Hay’adaha QM ka Raashiinka Laga qaado Ayaa Waxaa Lageen Jirey Degmooyin Kala Ah Degmooyinka Baydhabo, Luuq, Xudur iyo Rabdhuul Intuba Waxaa Goduumiyey Urarka Al-Shabaab.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online,Waajid
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}