Baydhabo(INO)- Agaasimaha Xarunta Dhimirka Ee Magalada Baydhabo Aadan Cabdiraxmaan Maxamed (Jandalman) Ayaa Waxaa Uu Kahadley Xaalada Guud Ee Xaruntaasi Oo Xiligaani Ay Ku Jiraan Dad Aad U Tira Badan Intoodana Ay Yihiin Kuwo Dhimirka La Waxaana Uu Sheegey In Xaruntaasi Ay Tahay Midii Ugu Horeysey Oo Laga Hergaliyo Magalada Baydhabo.
Waxaana Hada Lagu Daaweyey Dad Aad U Badan Uu Intoodaba Hada Ay Kusugan Yihiin Baydhabo Oo Ay Wadtaan Shaqadooda.
Agaasimaha Ayaa Waxaa Uu Ka Sheekeyey Xalada Ay Ku nool Yihiin Dadkaasi Waxaa Uu Sheegey In Horey Xarunta Ay Ku Jiraan Ay Aheed Mid Kiro Ah Dhibaato Weynna Ku Heysey Maamulka Xaruntaasi Kirada Ay Iyo Lasocodka Dadka Ku Dhibaateysan Xaruntaasi.
Agaasimaha Xarunta Dhimirka Ee Magalada Baydhabo Aadan Cabdiraxmaan Maxamed Ayaa Waxaa Uu Sheegey in Hada Gacan Ay Ka Heleen Maamulka KGS Iyo Hay’ada DDG Oo Ay Ka Caawisey In Ay U Dhisaan Xarun Weyn Oo Lagu Daryeeli Doono Dadka Kaxanuun Sanaya Maskaxda.
Dhanka Kale Agaasimaha Xarunta Dhimirka Ee Magalada Baydhabo Aadan Cabdiraxmaan Maxamed {Jandalman} Ayaa Waxaa uu Kahadley Bisha Ramadaan In Ay Ubaahan Yihiin Raashiin Oo Ay Ku Afuraan Dadka Kujira Xaruntaasi Dhimirka Ee Magalada Baydhabo.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}