Baydhabo{INO} Magalada Baydhabo Waxaa Ay Ka Midtahay Degmooyinka Katirsan Gobolka Baay Waxaana Hada Xarun Ku Meel Gaar U ah Dowlaga Gobaleedka Kgs Dhanka Iyo amaanka Baydhabo Ayaa Xiligaani Ah Mid LIsku Haleenkaro Iyadoo Magaladaani Baydhabo Ay Ka Howlgalaan Ciidamada Kala Ah”Ciidamada Ds”ciidamada Gaarka Kg”Booliska”Militeriga”iyo Laamaha Amaanka.
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Kornel Mahad Cabdiraxmaan Aadan Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Magalada Baydhabo Asigoona Sheegey In Dhaqdhaqaaqa Magalada Uu Yahay Mid Degan Dhanka Kale Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Deganada Hoos Yimadaa Degmada Baydhabo In Wali Ay Ku Jiraan Waxa Cabsi Ah Dhanka Iyo Shacabka Waxaana Uu Shegey In Dhawaan Holgalo Adag Ay Ka Sameemdonaan si Loo Adkeyo Amaanka Magalada Baydhabo Iyo Deganaka Kale Ee Hoos Yimadaan,
Idale News Online, Baydhabo
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}