DhageysoVOA:Falan-Qayn Dawlada Kenya & Al-Shabab, Khabiir ku Marti ah

0
273

Muqdisho (INO) Dowladda Kenya ayaa maanta sheegtay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeeyeen saldhigyo ay sheegeen in ururka al-Shabaab uu ku leeyahay gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya. Duqeynta ayaa la sheegayaa inay ka dhacday meel u dhaxeysa  degmooyinka BaladXaawo iyo Ceelwaaq gobolka Gedo, tuulooyinka Gadoon-Dhowe iyo Mataa Arbaa.

FALAN

Warar qaarkood ayaa sheegayo in xoolo iyo guryo ay ku waxyeeloobeen goobaha duqeyntu ay ka dhacdey, inkastoo aanan si rami ah loo ogaan karin qasaaraha masaafaha oo aad u fog awgeed.

Weerarkan ayaa ka dambeeyey weerarkii dadka badan ku dhinteen ee maalintii Khamiistii maleeshiyada Al-Shabab ay lu qaadeen Jaamacadda Gaarisa oo ay ku dhinteen  148 qof, 80 kalena ay ku dhaawacmeen.

Haddana maxaa u sahlay Al-Shabba inay weerradan dhiigga badan ku daatay ay ka gaystaan gudaha Kenya. Su’aalahaas iy kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Khabiirka Rashiid Cabdi oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online,Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here