DhageysoVOA: Hooyadii dhashay wiilkii Taayirka diyaaradda ku dhuuntay oo ay Dawlada Maraykanku qaadatay

0
271

Muqdisho(INO)-Ubax Maxamed Cabdille oo ah hooyada dhashey Yaxye Cabdi oo ahaa wiil diyaarada ku daba dhegay bishii April ee 2014 ayaa la keenay dalka Mareykanka, una warrantay VOA.

H2

Hooyadan ayaa Maraykan timid kadib markii ay heshey dib u dejin iyada caruurteeda waxaana laga soo qaadey xerada Sheed Dheer ee dalka Itoobiya halkaasoo ay qaxooti ku aheyd.

Ubax oo la dejiyey Buffalo ayaa sheegtey inay aad ugu faraxsantahay inay timaado Mareykanka ayla la midowdo wiilkeeda naftiisa u halista galiyey iyo caruurteeda inta kale.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here