Muqdisho(INO)-Waxaa soo badanaya dhibaatooyinka soo wajaha waalidka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, xilliga tabriyeynta carruurtooda ku dhalatay qurbaha, iyadoo dhibaatooyinkani ay walaac badan ku abuureen waalidka iyo carruurta labadaba.
Haddaba Cabdiraxmaan Xuseen Furre ayaa warbixintan innooga diyaariyey.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Muqdisho