Baydhabo(INO)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxa ay Wada Sidii Degaanada Iyo Degmooyinka Katirsan KGS Ay Ugu Towbarilahayen Ciidan Hanakaraa amaanka Degmooyinka Iyo Degaanada KGS Ayadoo Hada Gobolada Bay Iyo Bakool Ay Ka Socdaan Tababaro Iyo Qalaweenta Ciidanada Gaarka Ee KGS.
Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Degmadii Ugu Dembeysay Ee Tababar Ciidan looga Soo Xiro Ayaa Waxaa Ay Aheyd Degmada Buurhakaba Oo Katirsan Gobolka Bay Ciidamo Gaarayaa Ku Dhawaad 250.
Degmooyinka Katirsan Gobolada Bay Iyo Bakool Oo Loo Tababar Ciidanka Ay Dhamantooda Waxaa Ay Bilaween In Ay Ka Howlgalaan Degmooyinka Kana Saraan Urarka Al Shabaab Oo Godoomiyey Degmooyin Badan Oo Katirsan KGS.
Talikuxigeenka Ciidamada Gaarka Ah Ee Kgs Maxamed Isaaq {cara case} Ayaa Waxaa uu Kahadley Holgaladii Ugu Dembeysay Oo Ay Sameyaan Ciidamada Gaarka Ah KGS Iyo Degmooyinkii Ay Ka Sameyeey Dhaka Kale Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ay Isku Furi Donaan Dhamaan Degmooyinka KGS.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}