Baydhabo(INO)- Taliyaha Ciidmada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Sheeq Cabdulaahi Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Ay Wadaan Sidii Ay Ku Dhiiri Galin Lahayeen Ciidamadooda Madaamada Hada Laga Rabo In Ay Difacaan Shacabka Ku Nool Goboladaan Koonfur Galbeed.
Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Ay Ku Sugan Yihiin Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Safarkoodana Ay Tahay Sidii Ay U Soo Ogaan Lahayeeen Ciidamada Degmadaasi Kusugan Dhiira Galina Ay U Siin Lahayeen.
Taliyaha Ayaa Waxaa uu Sheegey In Ciidmada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Hada Ay Degmada Buur Iyo Degmooyinka Kaleba Ay Kawadeen Howlgalo Bilaaran Taasi Oo Looga Hortagayo Werarada Ay So Qadeyaan Urarka Al Shabaab.
Taliyaha Ciidmada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Sheeq Cabdulaahi Ayaa Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Mardhow Towbaro Laga Bilaawi Doono Gobolka Shabeelaha Hoose Taasi Oo Hada Ay Ku Yer Yihiin Ciidmada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Inta Badan Howlgalada Ay Ka Qabtaan Ciidamada Dowlada Faderaanka Somaliya Iyo Ciidanka Midowga Afrika Ee AMISOM.