Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta waxaa uu Kormeer ku tagay Hotelka SYL Ee Magaalada Muqdisho oo maanta weerar is miidaamin ah lala beegsaday, weerarkaas oo markii dambe ay sheegteen ALSHABAAB.
Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Markii uu soo dhamaaday kulankii uu la qaatay Saraakiisha Ciidamada amaanka iyo Danjiraha Dowladda Turkiga Ee Somalia Waxaa uu qabtay
Halkan Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Idale News Online, Muqdisho.