Dhageyso+Sawiro:Beesha Eemid Oo Maaglada Baydhabo Ku Caleemo Saartey Malaaq Cusub

0
627

Baydhabo(INO)-Beesha Eemid oo ka mid ah Beelaha Digil iyo mirifle ayaa maanta waxay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ku caleemo saartey Malaaq Cusub. Malaaqa maanta la caleemo saarey ayaa waxa lagu magacaawa Malaaq Axmed Macalin Yarow.

Halkan Ka Dhageyso

010203

01020304

Idale News Online, Baydhabo