Dhageyso+Sawiro: Qoysaska Gaarey Degmada Xudur Oo Dalbadey In Gurmud Deg Deg Ah Lala Soo Gaaro

0
177

Baydhabo(INO)- Magaalda Xudur waxa Buuxdhafiyey Qoysas ka soo barakacey Magaalada Tiyeeglow, kuwaasoo dalbadey in loo soo gurmado isla markaana waxay ka sheekeeyeen sababaha ay u soo carareen.

Halkan Ka Dhageyso

111009070605030201

Wariye Maxamed Xasan, Idale News Online, Xudur