Baydhabo(INO)- Koox Dhalanyaro ah oo ku dhaqan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay u istaageen sidii ay wax ugu qaban lahaa dadka barakacyaasha ah ee ku dhibaateysan Kaamamka Ee Magaalada Baydhabo kuwaasoo saameysay Abaarta iyo Biyo la’aanta ka taagaan Gobolka.
Dhalanyaradan yaa waxay balanqaadeen inay sii wadi doonaan samabixinta Bulshada Abaartu iyo La’aanta Saameysey inta ay aboodaan, waxayna Ku baaqeen in laga wada qiib qaato Howlaha samafalka Ee socoda.
Maxamed Shariif ayaa ka ka warbxinaya sababta ku kaliftey arintan