Baydhabo(INO)– Kullan ay isu yimaadeen Suldaanka Guud ee Beesha Tunni Suldaan Xaydar, Suldaan Suufi suldaan Muuye Dheere , Waxgarada, odayaal dhaqmeedyo , Xildhibaano lagu doortey Magaalada Baydhabo iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa lagu sheegey in l dhameeeyey Khilaafkii soo kala dhexgal Beesha Tunni, kaas sababey Doorashada Xildhibanada Aqalak Hoose.
Suldaan Xaydar, Suldaan Suufi suldaan Muuye Dheere Ayaa xusey in gebo ahaanba la dhameeyey Mugdigii soo kala dhexgalay Beeshaas, waxayna si wada jira ah ay ugu qanceen Xildhinaanada Aqalka Hoose Ee Lagu doortey Baydhabo.