Muqdisho(INO)- Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la iska kaashado xoojinta amniga si looga baaqsado weerarrada Xarakada ALshabaab ee soo laablaabtay.
Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu ka xun yahay weerarkii ka dhacay xalay magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen dad badan kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.
Wuxuu kaloo tilmaamay inuu u tacsiyaynayo ehallada dhammaan dadkii wax ku noqday halkaasi
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho