Dhageyso:Qarax Gilgilay Puntland Iyo Gaas Oo Isaga Baxaya Garoowe Xagee Ku Wajahanyahay?

0
229

Bosaso(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri ayaa sheegaya in Qarax Bamka Gacanta laga tuuro ah lagu Weeraray Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso.

qaraxa-fiyooraha-8
Qaraxa ayaa la sheegay in lagu Tuuray Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland,inkastoo Maamulka Gobolka Barri ee Dowlad Goboleedka Puntland aysan ka hadlin Weerarkaasi.

Dhanka kale Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa in Saaka uu Booqdo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Bosaaso.