Marka(INO)- Odayaasha dhaqanka ee Gobolka sh hoose ayaa sheegay inay ciidamada nabad sugida soomaaliya weerar ku qaadeen guri ku yaala deegaanka lafoole ee Gobolka sh hoose halkaasi oo lagu dilay dad gaaraya 4 ruux kuwaasi oo lagu sheegay inay ka tirsanaayeen al shabaab iyadoo arintaasi ay waxba kama jiraan ku sheegeen odayaasha,
waxa au fariin u dirayaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa KGalbeed soomaaliya oo laga dalbanayo inay Jawaab Cad bixiyaan,
Idale News Online, Marka