Baydhabo(INO) Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Xili uu Lahadlaayey Shacabka Ku Nool Gobolada KG Gaar Ahaan Kuwa Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhibaatada Heysata Dhalanyarada Iyo Carruurta Aas Aaskooda Ay Kayimadaan Iskuuulada Iyo Dugsiyada Ku Yalaa Degaanada Iyo Degmooyin ka tirsan KGS.
Waxaana Uu Sheegey In Ay Kormeer ku Sameeyn Donaan Xarumooyinka Waxbarashada
Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Asigoo Hadalkiisa Siiwata Ayaa Waxaa Uu Lahadley Walidiinta Dhalay Carruurtaasi Una diraya iskuulada Iyo Dugsiyada Iney Kawarqabaan Waxyaabaha labaro.
Dhanka Kale Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Dalbeydey Iney Isla Shaqeyaan Shacabka Iyo Laamaha Amaanka Mardhowna Holgalo Ay Sameeyaan.
Ugu dambeyntii, Holwgalkaasina Ay Hor Kacaan Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Iyo Haweenka Garabna Ay Siyaan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee KGS Iyo Nabad Sigada.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q Wariye Siidcali Muuse Maxamed(Ateera)