Dhageyso:Maxamuud Sayid Aadan: “Wax Maamul Jibba la dhaho ma Jiraan”

0
277

Garbahaarey (INO) – Xildhibaan Hore Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Aanu jirin Maamul la yiraahdo Jubba, oo ka dhisan Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo.

Teaser Image Maxamuud Sayid: “Wax Maamul Jibba la dhaho ma Jiraan”

Maxamuud Sayid ayaa sheegay in ay Ogyihiin Maamul is Magacaabay, hadana aysan Dhismihiisa dadka Gobolladaasi u Sineyn, aana la Dhihi Karin Maamul ayaa jira.

Halkan Ka Dhageyso.

Maxamuud waxaa uu hadda ku Jiraa dad ay Gogol Shir aaya ka Tashi ah u Taallo Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, kuwaa oo ka Arinsanaya in ay ka mid Noqon Karaan Kooxda Axmed Madoobe iyo in ay Go’aan dhankooda ay Maamullo kale ugu Biirayaan Sameystaan.

Shirar is Qilaafsan ayaa ka kala Socda Garbahaarey iyo Luuq oo Gedo ka wada Tirsan Midkood waxaa wada dadka Degmada Luuq oo uu ku Jiro ku xigeenka Axmed Madoobe Fartaag iyo Xubno kale, Halkan ka Garbahaarey ay Joogaan Aqoonyahano, Xildhibaano iyo Qurbe Joogta Gobolkaas.

Idale News  Online ,Garbahaarey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here