Dhageyso:Magaalada Baydhabo oo Maanta Lagu Qabtey Maalinta Beerista Dhirta Ee Qaranka

0
324

Baydhabo(INO)-  17 April Dowlada Somaliya Waxaa Ay U Asteydey Maalinta Beerista Dhirta Waxaana Maanta Lagu Qabtey Gobolada Dalka Soomaaliya Munaasibadaasi Ayaa Maanta Waxaa Lagu Qabtey Magalada Baydhabo Ee Xurunta Gobolka Bay.

Munaasibadaan Maanta Lagu Qabtey Baydhabo Ayaa Waxaana Kasoo Qeebgalay Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Wasiirka Hubkadhigista Dhaqancelinta iyo Tababaradda Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed  Wasiirkuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa Maxamed Koofi.Maamulka Degmada Baydhabo Wasiiro Katirsan KGS, Dhalinyaro, OdOyaal Iyo Bulshada Kale Ee Kunool Magalada Baydhabo.

Ugu Horeynti Waxaa Goobta waxaa Ka hadley Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa Maxamed Koofi Waxaana Uu Ka hadley Muhiimada Ay Leedahay Beerista Dhirta Iyo In Laxanaaneyo Dhirta Asigoo Hadalkiisa Siiwadtaa Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Waxlaga Qawan Doono Dadka Dawar Gooynaayo Dhirta U Baahan In Laxanaaneyo.

Ugu Dembeentii Waxaa Munaasibada Soo Xirey Ku simaha Madaxweynaha  Ahna Wasiirka Hubkadhigista Dhaqancelinta Maleeshiyaadka KGS Xasan Xuseen Maxamed .

Waxaana Uu Kahadley Maanta Oo Kale In Loo bahan Yahay In Laga Hadlo Beerista Dhirta Waxana Uu Sheegey In Dhirta Ku Yaasho Magalada Dhaxdeeda In Ay Heli Doonaa Daryeen Asigoona Sheegey In Nuurka Magalada Ay Kamid Tahay Ku Beerista Dhirta Waxaana Uu Balan Qaadey In Magalada Baydhab Lagu Furi Doono Xarun Loogu Soo Daawashatagaayo Dhirta.

2DSCF6818

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online,Baydhabo Janaay

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here