Dhageyso:Madaxweyne Shariif Xasan Oo Sheegey in Al Shabaab Dhibaato Ay Ku Heyso Carruurta KGS

0
542

Baydhabo(INO) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Dhibaatada Lagu Heeyo Curruurta Aan Qaangaarin Oo La hubeynaayo
Asigoona Ka hadley Carruurtii Dhawaan Gacanta Ay Ku Dhigeen Ciidamada Maamulka Pundland Ayadoo Dagaalo Kawadeen Degaano Katirsan Maamulka Pundland.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sheegey in Xiligaani Walidiinta Dhaley Carruurtaasi Aan Ogaan karin Waxbarashadooda Iyo Xaaladooda.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheeq Aadan Ayaa Dhanka Kale Ka Hadley Inuu Waxkaqaban Doono Carruurta KGS Oo Dhibaatada Lagu Haayo Isla Markaana Dhaqan Celin Iyo Xaruumo Agoonta Lagu Xanaaneyo Uu Furi Doono.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Hadalkaani Waxaa Uu Ku Sheegey Xili Uu Kaqeybgaley Kulan Loogu Hadlaayey Nolal Wanaaga Oo Lagu Qabtey Magalaga Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here