Madaxweymaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Shariif Xasan Sheeq Aadan Ayaa Waxaa Uu Si Aad Ah Uga Hadley Dhibaatada Urarka Al Shabaab Ay Ku Hayaan umada Somaluyeed Gaar Ahaan Shacabka Dega Goboladaan Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheeq Aadan Madaxweynaha Kg Ayaa Waxaa Uu Lahadley Ciidamada Amison”Kuwa Ds”Mileteriga”Booliiska”Nabda Sugida Iyo Ciidamada Gaarka Kg In Ay Ladagalamaan Urarka Al Shabaab kana Saraan Goboladaan Kgs
Dhanka Kale Madaxweymaha Maamulka Kg Shariif Xasan Sheeq Aadan Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dhalinyaradii Dhawaan Ay Ku Dhinteen Dada U Dhaxeyso Masar Iyo Taliyaaniga Iyo Kuwa Kubiiraya Urarka Al Shabaab In Taasi Ay Keentey Shaqa La’aanta Kajirta Dalka Madaxweymaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Dowlada Somaliya Iyo Caalanka Kacodsadey In Shaqo Abuur Loosameeyo Dhalinyada Somaliyeed Si Aan Ugu Biirin Urarka Al Shabaab
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}