Dhageyso:Maamulka Degmada Waajid Oo Sheegey In Urarka Al Shabaab Ay Kala Waregeen Hub Iyo Saanado Militiri

0
191

Waajid(INO)Kadib Markii Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Loo Towbarey Ciidamadii Ugu Horeyeen Oo Katirsan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somaaliya Ayaa Waxaa In Muda Ah Ay Wadaan Sidii Ay Kufuri Lahayeen Wadooyinka Ay godoomiyeen Urarka Al Shabaab Ayaa Waxaa Howlgaladii Ugu Dembeysay Gacanta Ay Ku Soo Dhigeen Hub Iyo Saanad Minatari Oo Ay Lahayeen urarka Al Shabaab Sida Uu Idalenews.com Ee Xafiis Waredkeeda Magalada Baydhabo Uu UXaqiijiyey .

Gudoomiye-Kuxigeenka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Cadow Cabdiraxmaan Jugle Waxaana Uu Sheegey In Ciidamada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Guul Ay Kagareen kasafeenta Deganada Ay Hoos Tagaan Degmada Waajed urarka Al Shabaab.

Degmada Waajid Ayaa In Mudo Ah Waxaa Ay U Godoonsan Tahay Urarka Al shabaab Iyadoona Gudoonkaasi Sameyey Shacabka Ku Nool Degmadaasi Iyadoona Heysan Wax Gar Gaar Ah Dhanka Caafimaadka Waxbarashada Iyo Adeeguada Kale Ee Ubaahan Noolaha.

W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)