Baydhabo(INO)- Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay amniga deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaana magaalada baydhabo waxaa ka qeyb galey,Madaxda maamulada gobalka,degmada,taliyaasha ciidamada laamaha amniga sida kuwa booliiska,odoyaal,aqoonyahno iyo dhalinyarao ayaa lagu soo hadal qaadey caqabadaha dhinaca amniga iyo sidii bulsha qeyb uga qadan lahaayen.
Madashan amniga koonfur galbeed looga hadlayay waxaa soo qaban qabiyey dowlada koonfur galbeed iyo gudigga danwadaag waxaana kulanka marka hore sharaxaad ka bixiyey xuseen sheikh maxamuud iyo gudoomiyaha degmada baydhabo claahi cali watiin.
Taliyaha ciidamada booliiska gobalka bay mahad craxmaan aadan iyo taliye xigeenka ciidanaka booliska garka ah ee koonfur galbeed maxamed isxaaq ayaa hadal ka jeediyey oo amiga la xariireey.
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}