Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degaayay 55 Sano guuradii kasoo wareegtay markii ay Gumeysiga Talyaaniga ka xuroobeen gobalada Koonfureed ee dalka, islamarkaana ay midoobeen gobalada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Khudbadihii Gudoomiyaha Gobolka Bay, Kan Degmada Baydhabo iyo General Ibraahim Yarow.
Idale News Online, Baydhabo