Dhageyso:Jaamacad Abaalmarin Gudoonsiisay Haweeneey Soomaaliyeed

0
237

MN(INO)-Jaamacada Kutaala gobolka Minnesota ee la yiraahdo Augsbur (oogas-buraag) ayaa abaalmarinta qaaliga ah ee jaamacadaasi sanadkiiba mar ay bixiso guddoonsiisay gabar soomaaliyeed oo la yiraahdo Miski Maxamed Cabdulle.

150313015651_miski_640x360_bbc_nocredit

Abaalmarinta oo la yiraahdo haweenayda halyeyga ah, ayaa waxaa la siiyaa dumarka aan codkooda la maqlin ee ku caanbaxay in ay qabtaan waxyaabaha wanaagsan.

Miski ayaa muddo dheer u shaqaynaysay bulshada Somaliya ee deggan gobolka Minnesota.

Halkan ka dhagayso qaabka abaalmarinta loo gudoonsiiyay:

Idale News Online, MN, USA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here