Baydhabo{INO}Ciidamada Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Kgs Ayaa Waxaa Ay Maalmaahaan Holgalo Adag Ay Kawadeen Degaano Ka Tirsan Degmooyinka Bay Iyo Bakool Ee Maamulka Kg Iyadoo Ciidamada Deganada Howgalka Ay Ka Sameyeen Ay Yihiin Seydheerow”misir” Oo Katirsan Baay Iyo Degmooyinka Waajid Iyo Bardaale Ciidamada Inta Ay Howgalka Ay Wadeen Ayaa Dagaal Kala Kulmeen Al Shabaab Kadib Waxaa Ay Gacanta Ay Ku Soo Dhigeen Ciidamo Katirsan Al Shabaab qaar Kalena Ay Dileen Inta Ay Howlgalka Ay Wadeen Taliye kuxigeenka Ciidamada Gaarka Ah Ee Kg Maxamed Isaaq Caracase Ayaa Arimahaasi Ugu Warbixiyey Idalenews.com
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}