Dhageyso:Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo war ka soo saartay weerarkii Muqdisho

0
191

Muqdisho(INO)- Hay’adda Culiamda Soomaliyeed oo ka hadashay Weerarkii al_sabaab eey ku qaadeen Xeebta Liido ayaa Camaabreeysay weerarkaan oo dad badan oo rayid ah eey ku dhinteen

Sheekh bashiir Axmed salad Gudomiyaha Hay’adda Culimada ayaa sheegay in wax sal ku le islaamka eeysan ahayn leynta dadka rayidka ah taas oo ku tilmaamay in eey tahay wax lagu tilmaami karo Xasuuq

Sheekh bashiir ayaa Uga tacsiyeyay ummadda soomaliyeed dadkii Ku geeriyooday weerarkaasi ka dhaca Liido ,intii ku dhaawacantayna uu allaah uga baryay in uu Bogsiiyo

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here