Dhageyso:Guusha Shariif Xasan Sh Aadan maxa ay ka dhigan tahay, Waase nin nooce ah?

0
207

Baydhabo(INO)-Goor dhaw oo manta waxaa magaalada Baydhabo ka dhacday doorasho lagu dooranayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana xilkas hantiyey oo maalmahaanba la filayay Shariif Xasan Sh Aadan oo aan aheyn nin ku cusub maskaxda Shacabka Soomaaliyeed.

Shariif Xasan waxaa lagu yaqaanay nin siyaasada adag, mar kastana daaha gadaashisa ka abaabula Siyaasada uu rabo, isagoon imaan fagaarayaasha iyo Saxaafada midkoodna, waa nin nasiib badan marka la eego meelaha uu ka soo badbaaday.

Shariif Xasan waa ninkii la dagay dawladdii KMG ahayd, marka si kale loo dhaho waa ninkii abaabulay fashilkii doorashada ee Madaxweyne Shariif Sh Axmed.

Warbixinta soo socota Farah Abdulkadir Geylan ayaa ka diyaariyey Shariif iyo Guushii manta, cida ay lidi ku tahay.

Halkan ka Dhageyso

shariif-xasan
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo