Dhageyso:Gudoomiyaha Dallada Bulshada Rayidka KGS Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Doorashada 2016 iyo Joogitaanka AMISOM

0
406

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Dallada Bulsahda Rayidka koonfur Galbeed Soomaaliya Ee SOSWENSA Cabdi Cadow ayaa ka hadley Doorashada La filayo inay ka dhacdo Dalka Soomaaliya Augest 2016, isagoona sheegey in ay jirto u diyaar garow Xoogan balse wax uu Rajo Xumo ka muujiyey Doorashadaas iyo weliba Joogitaanka Ciidamada AMISOM Ee Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

Nagala Soo Xariir Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhabo Janaay