Dhageyso Wareysi:Gudoomiyaha Baarlamaanka BKGS Oo Kahadley Dhibaatooyinka Loogeysanayo Shacabka KGS

0
380

Baydhabo(INO)-  Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye Xili Uu U warimaayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Kulamadii Ugu Dembeyey Oo Ay Wada Yesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed SoomaaliyaIyo Xilidhibaanada Oo Maalmahaani Loo Wadey Siminaaro Aqoondooda Kor loogu Qaadayo.

Dhanka Kale Gudoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Ka hadleen Arimaha Kataagan Maamulka Pundland Oo Ay Dhibaato Ku Heyso Shacabka Kasoo Jeedo Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaana Uu Sheegey In Ay Xiriir Badan Ay Lasameyeen Maamulka Pundland.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online,Baydhabo Janaay

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here