Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ka hadley Dhibaatooyinka Shabeelaha Hoose

0
346

Baydhabo(INO)– Dhawaanahaan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maalmahaani Waxa Ay Inta Badan Kahadleysey Dhibaatooyinka Kajiraan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Taasi Oo Dhibaatooyinkeeda Ay Soo Bateen Iyaado Dhacdadii Ugu Dembeysey Ay Ayeed In Hanti Ay leeyihiin Shacabka Ku Nool Degmada Afgooye Laga Gubo Baqaarooyin Ay Leeyihiin Oo Ay Ku Jiraan Raashiin Arintaasi Ayaa Waxa Markii Ugu Horeysey Kahadley Gudoomiyaha Baarlamaanka Goonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna  Maye

Waxaana Uu Sheegey In Arimahaasi Oo dhan Jawaab Ay Kabixin Donaan.

Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Si Kulul Uga Hadley Reerkii Lagu Gubey gurigooda Aydoo Ay Kujiraan Isla markaana  waxa uu Tasiyo U Direy Dadkii Haalkaa Ku Dhintey.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Goonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir  Shariif Sheekhuna May Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ay Gudi Ay U Diri donaan Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Wax Ka qaban doono Dhibaatada Kajirto Halkaasi.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}